Free Downloads it is available
| Halkaan waxa aad kaheli
kartaa Programme aad u badan kaa soo aad duuban kartid keedsana kartid
hadaba waxaa kamid ah Programme madaas waa kuwa soo socda: Prayer Time Programme Aadaanka Salaadda guji halkan Fahfaahin dheeraad ah (1)marka u horeeysa oo uu Pro. duubmo waxaa soo boodaya Boor (Tabel) ku waydiinaya Dalka aad markaas joogto ku qor meesha furan markiiba waxaa Liiska kasoo baxaya Dalka waxa aad dhahdaa (OK) (2) waxaad tagtaa AllProgramme ka fiiri meeshi uu galay Prayer Time ka guji (Prayer Time 4.0) markuu kuu furmo guji (Add new City) markuu furmo ku qor xaga sare Magaalada aad joogto raaci Dalka magaciisa raadi (Latitude & Longtitude) si aad u hesho guji meesha ay ku qoran tahay (calaamadda saxda iyo Add City) waxaa kuu furmaya Page ay liis ah oo Wadamada Aduunka oo dhan ah ka dooro Dalka aad joogto Magaaladii aad ka joogto qoro lambarada Jahooyinka ku beegan(Latitude & Longtitude) u soo laabo meeshii hore ee aad ku qortay Magaalada iyo Dalka gali lambaradii Jahada oo aad kasoo qoratay liiska Magaalooyinka tusaale: Latitude = 40 25 N Longitude = 80 2 W Zone Time = GMT - 5 Qiblah (From North) = 54 22'E hadiikalane aqri Qoraalka uu ku siindoono Programme Prayer Time Haadaa wabilaahi towfiiq. PROGRAMME BERLITZ OO LUUQADDA AH GUJI HALKAN LANGUAGE English France Deutsch italiano Spanish Programme RealPlayer 10-5 Gold Guji halkan kasoo aad ku dhageysan karto Radio iyo Video
|