Burcad Badeeda ka jirta Dalka somaliya
|
Awoodan ama kooxdan loo yaqaano Burcad Badeeda ayaa sanadihii ugu danbeeyay ka jirtay Dalka somaliya
mudo 19 sano ah aan lahayan
wax Dowlad ah oo ka wada talisa Dalka Soomaliya. 19-sano ee Burburka lagu jiray waxa
abuurmay ururo iyo awoodo kale oo badan oo qayb weyn ku yeeshay Deganasho
xumida iyo nidaam la'aanta ka jirta Dalka, kooxasi qaar waxay ahayeen kuwo qaab
Qabiil lagu abuuray iyo kuwo kale oo rag siyaasiyiin ah ay sameyeen. Sanadkii 2000 wixii ka danbeeyay
waxaa si weyn u soo caan baxay labo kooxod oo kale kuwasoo kala ah koox dhinaca
Diinta loogu Magac daray micnaha ururo diimeed ka mid noqday awooda Dalka halka
kooxda labaad ay tahay Burcad Badeeda inkastoo 3sano ee u danbeeyay ay si weyn
u soo caan baxeen. Burcad Badeeda ma aha wax qabiil ku
dhisan mana aha sida la aaminsan yahay koox markii hore isugu tagtay mab'da. Kooxdan iminka dalka saameyn weyn
ayaay ku yeesheen waxayna ka mid yihiin Dowladaha hada ka jira Dalka soomaliya,
waxay leeyihiin Madaxweyne, M/kuxigeen,Baarlamaan,Wasiiro iyo agaasimayaal wax
walba oo dowlad lahayd waa ku dhanyihiin sida Dastuurka oo u degan. Hadaba Akhristayaal halkan waxan
idiinku soo gudbineynaa Xilalka Dowladaasi, Masuuliyiinta iyo Qabiilda ay ka
soo Jeedaan iyo weliba Magacyadooda ee la soco. Magaca Xilka Qabiilka 1-Maxamed Booyax Madaxweyne
Majeerten 2-Sugulle Cali K/Madaxweynaha H/Gidir/Hawiye 3-Cali Kaanje k2/Madaxweyna Xawaadle/Hawiye 4-Xuseen Kaneec G/Baarlamanka Dir 5-Cali Xanaano GX/Baarlamanka Warsangeli/Harti 5-Amran Siciid W/Haweenka C/Maxamud/Majerten 6-Salaad Januune W/warfafinta C/Maxamud/Majerten 7-Ciise Yuluc W/Maalgelinta Ugaarsaleean/Majerten 8-Cali Xor xorle W/Aqoonta
Badda Dishiishe/Harti 9-Cabdi Xaabo W/Kartooyina Burcada C/maxamuud/Majerten 10-Cabdi Indho Guduud W/Qaadka iyo Khmariga
C/Maxamud/Majerten 11-Cali Qodhob W/Maaliyadda Sacad/Habargidir 11-Cumar Qayle W/Hubka iyo
Rasasta Ugaarsaleban/Majerten 12-Maxamed cade W/Qorshaynta Carab Saalax 13-S. Laangare W/Gadiidka Badda Siwaaqron/Majerten 14-Cali Muuse W/Sirdoonka Sleeban/Habargidir 15-Yasiin Samater W/Arimaha Dibadda Dhulbahante/Harti 17-Aadan Jaamac W/Dowlaha Qorshaynta Dir 18-Xasan Cilmi W/Gobolada Xawaadle/Hawiye 19-Muse Xaashi W/Qimeynta lacagta Marakibta Saleeban/Habargidr 20-Axmed Caato W/laalush Bixinta Dir Ilaa hada inta la ogyahay Golaha Wasiiradda Dowlada Burcad Badeeda waxay ka kooban yihiin 20-kan Wasiir waxana dhici
kara in lagu
soo kordhiyo wasiiro Cusub. Akhristaayal shaxdana waxay muujinaysaa Gobolada Maamulkaas iyo Caasimada Dowlada. Caasimada ama Magaalo Madaxda ayaa lagu
sheegay Degmada EYL, waxana la sheegay in loo sameynayo sharci gaar ah oo lagu
dhaqo. Gobolka Masuulka Qabiilka 1-Magaalo Madaxda (EYL) Jiinguwe Ciise Maxamuud 2-Magaalo Madaxda2aad(Xarardhere) Cabdi lixle H/gidir/saleban 3-Gobolka Garacad Cali Ruush
Cumar maxamuud 4-Gobolka Bayla Cali Sawaxili
Cismaan maxamuud 5-Gobolka
Laasqoray Faysal Wahabi Warsangeli. Agaasimayaasha ayaa la sheegay in dhowaan la soo Magacaabayo balse ilaa hada
waxa la Magacaabay Agaasimahan. 1Agaasimaha Xiriirka Burcada iyo Islaamiyiinta Maxamed Foor oo ka soo Jeeda
Beesha Dishiishe Sidoo kale waxa
Jira Afahayeennka oo lagu Magacaabay Mahad Yuusuf Bille oo ka soo
Jeeda Beesha Cali Xijiijle Warar sugan ayaa tilmaamaya in ay jiraan Agaasimayaal dhowr ah oo la soo wado halkan
kala soco akhriste
|